• Guddiga Xarrunta Cilmi Baarista Sportiga Iyo Horumarinta Ciyaartooyda

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho laga furay xarun loogu magac darey cilmi barista Sportia iyo horumarinta ciyaartoydii hore ee dalka Somalia .

Ciyaartoyda ku mideysan xaruntaan ayaa tirardoodu waxaa ay gaareysaa ilaa iyo 117 xubnood oo iminka dalka ku sugan. Sidoo kale waxaa la filayaa in tirada ay intaasi ka sii kordhi doonto marka ay si diiwaangaliyaan ciyaartooyda kale ee ilaa iyo imminka aan is diiwaan gelin.

Haddaba xarrunta ayaa waxaa loo sameeyay guddi ka kooban ciyaartoydii hore ee waddanka joogta iyadoo sidoo kale qaar ka mid dadkii magaca ku lahaa sportiga ee qurbajooga loo magacaabay wakiilo dibadda ah..

Haddaba guddiyadii la magacaabay iyo dadkii loo magacaabay ayaa waxay kala yihiin sida tan:

 

Center For Sports Research and Athlete Development

Board of the center

1 .Maxamed Khalaf Aden (Shongole)

2. Jeylaani Maxamed Cali (Jeylani Khaliif)

3. Suleyman Qambi Maxamed

4. Saciid Jamac Cali (Qorsheel)

5. Bashiir Maxamed Jaamac(Bashir Goobe)

6. Ibrahim Abkow Gacal (Abkoow)

7. Dhool Cabdulle Falaago

Centre Excutive Committee

1. Cabdi Cali Shiikh (Cabdi-Kuus) Guddoomiye

2. Yuusuf Maxamed Jamac (Jeemis) Guddoomiye ku xigeen

3. Maxamed Xuseen Colow (Taangi) Guddoomiye ku xigeen

4. Maxamed Cabdulle Farayare Xogeyn

5. Sahro Xasan Socdaal Xisaabiye

6. Maxed Siyad Kheyre (Dhagey) Xubin

7. Faadumo Aweis Maxed Fay-aweisXubin

8. Cumar Cali dhuxuloow Xubin

9. Geediyo Ali Abshir Xubin

10. Ismaciil Malaq Abukar (Sinigal) Xubin

11. Maxmud Ibrahim Absuge(Adkeysi) Xubin

12. Nadiifo Osman Turyare (N.Yarey) Xubin

13. Cawil Ismacil Maxed (Budul) Xubin

14. Asad Cismaan Cali Xubin

15. Falxado Warsame Cabdi Xubin

Centre Abroad Representatives

1. C/qaadir Maxamed Faarax (Biriq) Uk

2. Xaawo Shiikh Axmed (X.Taako) Uk

3. Axmed Sabriye Gaabow (Sabriye) Sweden

4. Sacad Cumar Geedi(Sacad) Sweden

5. C/llaahi Xasan Saalax (Tuke) Canada

6. Mukhtar Maxed Axmed (M.Cuti) Canada

7. Axmed Abukar "Axmadey B" Canada

8. Axmed Dahir Axmed USA

9. Khaliif Shire Muuse (Riiko) USA

10.C/qaadir Xaaji Dahir (Shiikha) USA

 

W/D Mohamed Ai
xafiiska xiddigaha Muqdisho



 

 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line

  ;