Wararka ka imaanaya magaalada São Paulo, ee dalka Brazil, ayaa sheegaya in garoonkii lagu qaban lahaa ciyaarta furitaanka ee kooba Aduunka "Brazil World Cup 2014" uu soo dumay qeyb ka mid ah. Booliska Brazil ayaa sheegay in 3 seddax qof ay ku dhinteen shilkani.
Odebrecht oo ah shirkadda u qaabilsan dhismaha garoonkani ayaa bishii November ee sannadkii hore sheegtay inuu garoonku diyaar ahaa boqolkiiba affar iyo sagaashan (94%). Shirkadani ayaa ballan qaaday iney garoonka ku wareejin doonto FIFA bisha Janaayo 3 deeda, 2014.
Garoonkani oo qaadi kara ilaa iyo 55,000 (Shan iyo qotan kun) oo daawadayaal aha ayaa ku baxay lacag lagu qiyaasay 272 milyan Euro.
W/D Mohamed
Busuri |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|