• Koobka Jeneraal Da'uud Oo Si Xiiso Leh Usocdo

Kulanki ugu xiisaha badnaa koobka Janaral Da’uud Guruub B ayaa galabta ka dhcay garoonka kubadda Kolayga Aadan xaaji yabarow wiish Stadion .


Kulanka oo u dhexeeyay kooxaha Heegan iyo I.L.S oo kuwda Guruub B ayay labada Koox ku dagaalamayeen kaalinta koowaad ee Guruub B maadaama ay ladada Koox usoo gudbeen Semi finalka koobkan .


Labada koox ayaa horay usoo ciaray min shan kulan horay usoo ciyaaray maadaama uu guruubkooda ka koobnaa todobo koox , kooxda heegan oo ah kooxda Difaacanaysa koobkan ayaa shanta kulan soo
badisay halka kooxda I.L.S oo ah koox ciyaaraysa tartanki ugu horeeyay iyana shanta kulan way soo guulaysatay .
Kooxad I.L.S waxaa tababare u ah macalinkii hore kooxda Heegan

Macalin Cali shiikh waxaana Macalin labaad u ah Abajuu waxayna kooxda kadhigeen koox sanadki ugu horeeyay soo badnhigtay ciyaar wanaasagn .


Tagerayasha ayaa si wayngaroonka usoo buux dhaafshay waxaa xusid mudan in dadka garoonka soo galay ay kamid ahaayeen ciyaartoydii hore qaybaha kala gedisan ciyaari jiray oo isugu jira kuwa qurbaha
kamiyimid iyo gudaha ku noolaa.

Kulanka ayaa kubilowda y dardar ay soo badnhigtay kooxda I.L.S oo toboanki daqiiqo e ug horeeyay ku hogaaminaysay 18 dhibici ay i.ls leedahay iyo 11 dhibic oo ay Heegan leedahay Kooxda kubadda kolayga
ee Heegan aya soo laba kacaysay waxaan qaybtii hore ciyaartralagu kala maray kooxda Heegan oo leh 32 dhibibic halka kooxda I.L.S uruursatay 30dhibici.

10 daqiiqo e sedexaad ayay kooxda heegan hormartay 10 dhbicib balse tobankii daqiiqo ee ug danbaysay ee ciyaarta ayay kooxda I.L.S si deg deg ah kula waregtay hoganka ciyaarta daqiiqadii ugu danbaysay ciyaata I.L.S ooku higaaminaysa 64-60 namabkar 8 aadusita kooxda Heegan Cabdifitaax maxamed Mocow :” Buukaale Udhaliya kooxdiisa tuurasada dheer sedexda dhibic taaso hogaanka ay kusoo dhawaadeen marka I.L.S ayaa hopgaanka dheeratsay kadibmarkii uu jeesolaba dhibic uu udhaliyay sidaana ay ku yeeshen 66 dhibic cityaarta oo lix ilbiriqsi ka harsan tahay ayay kooxda I.L.S qalad ku galeen ciyaaryahan buukaale sidaana waxaa lau abaal mariyay laboi ttuurasho labadii tuurasha shaqbaqa ayuu ku hubsaday kooxda I.L.S oo isai siisay guusha ayaa meel aysah filanayn waxaa uga soobaxay ciyaaryhanaa nambarka nambarka lixaad ustita kooxda Heegan Nuur Jeylaani Salaad “gaduudoow” uu shabaqa ku hubsaday ku bad uu sixeelaydasan kaga dhaliyay Sidaana garsoorihii ciyaarta uu kaga dhawaajiyay in ay ciyaarta dhamatay

Taagerayasha kooxda I.lS oo bilowga ciyaarta ilaa damaadka ciyaarta oo aan marnaba niyad jabin oo sacab iyo sawaxan ba ku tageerayay kooxdooda aya afka juuqda gabay

Dhanka falanqaynta kulanka Diyeeshe dheere oo uciyaara kooxda Heegan ayaa noqday ciyaaryahanka kaliya ee qaadat shan qald garoonkana laga saaray Mamaed Abuukar Baroow”maxmaed Talyani “ ayaa dhaliyay dhibcihii ugu badnaa kulanka waxuunadhaliyay 42 dhibic waxaa kusoo xigay Cabdifitaax Maxmaed Mocow “Buukaale” oo isna dhaliyay 40 dhibic Maxamed Talyaani ayaa dhaliyay kulani hslay afar jeer dhicaha looyaqan three pionts-ka ama tuurashada dheer Sedexda dhibici waxaana kusoo xigay Cbadifitaa Buukale oo dhaliyay sedex jeer Kulankan waxuu noqonayaa kulankii afaraad oo natiijo hal dhibic ah lagu kala badiyo sidoo kale waxuu noqnayaa kulankii labaad oo kulan adag ah oo lagu kala badiyo hal dhibi, kulanki jjimcihii dhexmaray koooxha Dekedaha iyo Horseed oo lagu loo lamayay kaalinta koowaad waxaa lagu kala badiyay 54-53 kulankan maanta oo isna lagu tartamayat kaalinkta koowaad ee Guruubka B hal dhibic oo qura ayaa lagu kala awood roonaday kooxda Dekedaha waxaa guushooda usuura galiyay
Ciyaaryahan Mustax Cilmi Afrax oo nambarka Lixaad u sita 22 ilbiriqsi oo ciyaarta kaharsan tahay kooxda Heegan waxaa dhankoodaguusha u horseeday Ciyaaryahanka Nambarka lixaad usita Nuur Jeylaani Salaad
“gaduudoow” ciyaarta oo lix il biriqsi ay ka harsan tahay waa laba ciyaar yahan oo iska nambar sita.
haddaba su’aasha is waydiin leh ayaa ah kulamada semi finalka sidee ayay noqon doonaan ayadoo awooda kooxaha ay noqden kuwa aanan kala
roonayn.

W/D Hussein Mohamed Hadaafoow

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line