Tartanka kubadda cagta ee la magac baxay Somali Week Cup ayaa sannadkiiba waqtiga kuleelaha "Summer" lagu qabtaa wadanka Swedan. Tarankani ayaa waxaa ku loolama dhallinyaro ka socota waddamada Yurub. Sida laga soo xigtay guddiga qaban qaabada tartankani ayaa sheegay in sannadkani koob u gaar ah loo dhigo doono dhallinta cuslaatay oo u badan ciyaartooydii hore ee kooxaha heerka kowaad "Serie A" iyo xulka qarnka Soomaaliyeed. Ciyaartooydan dhallinta cuslaatay ayaa waxay ka kala imaan doonaan Waqooyiga Amerika "North America", Canada iyo USA, London iyo Swedan. Tartankan ayaa sida lagu wada la qaban doonaa bisha August 12keeda. Wixii faa'faahin oo intaa dheer fadlan la xiriir: Mukhtar Cuti & Oday Mursal oo u qaabilsan North America. Dhanka London UK Waxaad la xiriir kartaa Mohamed Buwe iyo Hussein Deeq. Sidoo kala Swedan waxaad kala xiriiri kartaa Bashir Jeenyo iyo Afrah W/D Mohamed
Busuri
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|