TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO. Dhacdo kasto oo wanagsan ee soo marta taarikhda waxa loo tiriyaa in abaabulkeeda ay leeyihiin shaqsiyaad leh garasho wacan doonayana in ay ka galaan taarikhda baalasheeda dahabiga ah,waxana shaqsiyaadkaasi abaalkooda uu noqonayaa in mar kastaba aysan ka go'in xusuusta jiilalka soo koraayo,waxayna mudan yihiin in magacyadooda lagu keydiyo matxafyadda si ay u daalacdaan dhaliyaradda soo koreysa. Anigoo ah Tafatiraha Cayaarahasweden.com ,khaashanaayana waayaha badan oo aan ku soo jiray Isboortiga Soomaaliyeed,khibrad aad u fogna ku leh qeybaha kala duwan ee Isboortiga ayaan waxaan go'aansaday in dib boorka looga jafo taarikhda halgamayaasha kala duwan ee soo maray Isboortigeena Kontakii sano ee ugu dambeysay gaar ahaan kuwii geeriyooday si aanan uga abaal dhicin baarbaarintii ay na soo barbaabriyeen oo maanta saameyn wanagsan ku yeelatay nolosheena,waxaana halkaan uga duceyneynaa dhamaan shaqsiyaadka hoos ku qoran in uu Ilaah Janadiisii fardawsa aheyd ka waraabsho shacbka Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo..waxayna kala yihiin sida hoos ku qoran:- MAAMULKA Horseed
1) Farax Sindako iyo Garsoore 1) Cusmaaney
2) Nuur Jeenyo 2) Saciid Darmaan
3)Maxamed cali Xasan 3)Waabare
4) Axmed Dheere 4) Cabaas Axmed Yaaquub
5)Xaaji Cabdulle 5) Baasi
6)Subeer jeele 6) Aweys Kismaanyo
Garsoorayaash 7) Shariif Cabdulle
1) Xuseen Maalin Bariir 8) Xuseen Dheere
2) Saalax Dameeri 9) Samsam
3) Yaxye Shuceeb 10) Xuseen Ducaale
4) Maxamed Axmed Madadaal
TABABARAYAA
1)Cumar Cagaweyne D.Hoose
2)Axmed Negro 1) Silsila
3)Macalin Garaare 2) Baasay
4)Macalin Kobey 3) Baasuweyd
5)Maaxi Macxalin 4) Mustaf Axmaar
6)Macalin Ayuub 5) C/qaadir Calasow Raage
7)Cabdi Nageeye
8) Maxud Teeri 6) Xuseen Gabeley
7) Maadey
CIYAARTOY 8) Aasbaro
Jeenyo 9) Caamir
1) C/laahi Sheikh Abuukar (Ayuub) 10) Isaaq
2) Sariif Kaneeco 11) Camey
3) ooyaaye GAADIIDKA
4) C/laahi Hiraabe 1) Sheikha (Takabaan)
5) Ismaaciil Garile 2) Cali Jiinow
6) Khadar 3) Cali Jacfar
7) Cumar Afweyne 4) Maclow
8) Qalaaye Sheikh Maxamed 5) Shancad
9) Siid Xasan
Madbacadda
FIAT
1) Xasan Neero 1) C/raxmaan Uusqayaamo
2) Elvis 2) Shukri
3) Bashiir Abshir Dhoore 3) Wiinkey
4) kaah 4) unaanow
5) Suufi Weyne
6) Gaabshe
7) Jimcaale Maxamed Xaayow
Waxool
Batroolka
1) Muuse Boondheer 1) Gaabshe
2) Abuukar Shiino 2) Toombe
3) C/qaadir Shire 3) Amxaar
4) Caano 4) Yuusuf Xalaal
5) Boqol 5) Kadiila
6) Cali Cadaawe 6) C/laahi Maxamed Xaaraaye
7) Baajuuni
Sancada
1) Ismaaciil Malaaq (Wareejiyow) Badda
2) Saalax Jiinow 1) Jamaal
3) Ismaaciil Afaare 2) Maqmaq
4) Cabdi Dheere 3) Cumar Jirde
5) Salaad Macquul 4) Cali Afrax
6) Faarax Macow
7) Caadey Walaalayaal waxaan idiinka codsaneynaa intii aan helmaamnay oo aad ogtihii xaqiiqda noo soo sheegay nooguna soo dira websedka Cayaarahaseden @hotmail.com,ama Emailkeyga Mamushe124@hotmail.com,waxaa ka loo dhiman Qeybtii 2aad oo Cayaaraha kale ka dhinteen,sida K/Kolayga,K/Gcanta,Cayaaraha Fudud,Teeniska Dheer,K/Miiska,Cidii wax saaid ah ku dareyso ha soo gudbiso wabsedka aan kor ku soo sheegnay.
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|