• Reer Toronto Oo Loo Mahadcelinaya

Asalaamu Alekum Brothers and Sisters

We are proud to inform our fellow Somali community residing in the Greater Toronto Area that have contributed $ 4500.00 for the victims of Ahmed Mohamed Mohamud and Zakaria Sahan Hashi whose faces were severely wounded in Muqdisho and Jalalaqsi, Somalia.

We want to say thank you to each person who contributed to this cause, whether it was a small or big amount of money. Every bit made a difference and helped the little boys who needed it desperately.

We are still collecting donations for them. Both boys and their parents are in Nairobi, Kenya and waiting to be accepted in hospitals from North America or Europe.

Innocent Somali children and women need our help and hopefully together we will be able to help them, especially the strange cases. We will update you through Somali papers, radios and websites. We encourage everyone out there to participate in this worthy cause – we're certainly looking forward to being a part of it!

Thank you the God bless you all

For more information please contact the following persons;

Maryan Hilowle 647-997 8506 maryan_hil@yahoo.ca
Amran Abdulle 416-835 0199 amran.25@hotmail.com
Dr Khadiga Ali 416-428 2327 cadigia_ali@yahoo.com
Sadiq Duale 647-889 6506 sadiksadik7@gmail.com
Abdifatah Marayare 416-829 0360 maroyare@yahoo.com
Abdirahman Ahmed 647-248 8096 diiriye1500@hotmail.com
Ahmed Kulmiye 416-419 0686 kafim5@hotmail.com

Salaama Haleeykum Walaalayaa

Waxaa farxad weyn inoo ah in Soomaalida ku nool Toronto iyo nawaaxigeeda ey si weeyn uga qeeybqaateen gargaarka Axmed Maxamed Mohamud iyo Sakariye Xaashi oo labaduba dhaawac weeyn ka gaaray wajiga iyagoo jooga Muqdisho iyo Jalalaqsi, Somalia.

Waxaa dadka Toronto iyo nawaaxigeed laga aruuriyey $ 4500.00 Waxaanu leenahay aad iyo aad beey u mahadsanyihiin qofwalba oo wax ka geeystay arintaa, ha noqoto in yar amaba in badan, Ilaaheyna haka abaalmariyo. Amiin.

Labada wiil iyo waalidkood waxa ay hadda joogaan isbitaal Nairobi ku yaala, waxaana eey sugayaan isbitaalada reer galbeedku in ay aqbalaan.

Caruur iyo dumar badan oo Soomaali ah ayaa ku dhibaateeysan wadankii, gargaarna nooga baahan, waxaanu rajeeyneeynaa in waxqabadku intaa ka sii bato. Waxaana qof walba oo Soomaali ah ku boorineeynaa in ay arintaa nagala qeeyb qaataan. Waxaanu idiinka wargalineynaa jaraa’idyada, shabakada iyo reediyooyada Soomaaliyeed.

Mahadsanidiin

Fadlan wixii warbixin ah la xiriir dadkan hoos ku qoran;

Maryan Hilowle 647-997 8506 maryan_hil@yahoo.ca
Amran Cabdulle 416-835 0199 amran.25@hotmail.com
Dr Khadiiga Cali 416-428 2327 cadigia_ali@yahoo.com
Saadaq Ducaale 647-889 6506 sadiksadik7@gmail.com
Cabdifitaax Marayare 416-829 0360 maroyare@yahoo.com
Cabdirahmaan Axmed 647-248 8096 diiriye1500@hotmail.com
Axmed Kulmiye 416-419 0686 kafim5@hotmail.com

 





Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line