• WARARKII TAGAY

6 Jir Ilaa 60 Jir Oo Ku Tartamay Ciyaarha Fudud


Taariikhda Ciyareed Ee Aweys Fundi

Difaaca kooxda horseed iyo xulka qaranka kubadda cagta Aweys Fundi


Daryeel Oo Isu Diyaarineysa House League

Dahir Boodaye iyo kooxdiisa Daryeel ayaa xaflad loo sameeyay iyagoo isu diyaarinaya tartanka House League


Istar & Istar Stars: Talaabo Ku Dayasho Mudan

Kooxda DIXON FC oo isu diyaarineysa Somali Week ayaa qaddo sharaf loogu sameeyey Star Restaurant


Reer Toronto Oo Si Weyn U Taageeray Farah Oday

Bahweynta Sportiga ee Toronto ayaa si weyn u taageeray magacaabiddii Farah Jama Nur (Farah Oday) ee ku-xigeenk kaaliyaha xoghayaha guud ee XSKK


Somali WeekCup Toronto June 30- July 12, 2009

Tartanka kubadda cagta ee la magac baxay Somali Week ayaa magaalada Toronto Ka furmi doona June 30, 2009


Amsfort Oo Ku Guuleysatay Amsterdam Voetbal Cup

Kooxda Amsfort ayaa ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo lagu qabtay magaalada Amsterdam iyadoo ay ka soo qayb galeen kooxaha kale ah Hirda,Amsfort, Tilburg iyo Carailo.


CFIFA-AFP Oo Shahaado Gudoonsiiyay Wariye Sunni

Sunni Said Salah ayaa ka qeybgalay Seminar wariyayaasha sports ee qaarada afrika aqoontooda sare loogu qaaday


Kana Siib Kana Saar

Kooxda Man. Untied ayaa dib u habeyn lagu sameyn doona iyadoo laga bilaabayo Tevez oo la fasaxayo iyo Benzema oo la soo dhaweynayo


Somali /Ashland Sports Re-union Oo La Soo Xeray

Tartamadii cayaaraha ee Somali /Ashland Sports Re-union ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ashland ee gobolka Oregon


Somali & Jabuti Week Oo La Soo Gabagabeeyay

Toddobaadka saaxibtinimada Soomaaliya & Jabuuti ayaa lagu soo gabagabeeyay jawi aad u qurux badan


Casho Sharaf Loo Sameeyay Kooxda Dekadda

Maareeyaha Dekedda Jabuuti Mr. Sacad Cumar Geelle ayaa casho sharaf u sameeyay Kooxda Dekedda ee Muqdisho


Koobka Ciyaartooydii Hore Oo Ka Socda Jeddah

Garoomada Sharbatle ee magaalada Jeddaha ayaa waxaa ka socda koob loogu magac daray Xusuusta Ciyaaryahanadii hore


Dunga Oo Albaabka Ka Xertay Roni & Ronaldo

Tababaraha xulka qaranka Brazil Dunga ayaa albaabk ka ka soo xertay Ronaldinho, Ronaldo iyo Adriano


Dekadda Oo Wacdarro Ka Dhigtay Jabuti

Kooxda K/Kolleyga ee Dekedaha ayaa Jabuti ku soo bandhigtay ciyaar heer sare ah iyadoo guul badan halkaa kala hooyatay.


Milan Oo Yeelan Doonta Tababare Cusub

Kooxda Milan ayaa goor dhow magacaabi doontaa tababaraha cusub ee kooxda kadib markii uu Ancelotti heshii la galay Chelsea


Mourinho: Waxaan Joogi Doona Inter 99.99%

Kooxda Real Madrid ayaa si weyn u raadineysaa Mourinho balse tababaraha ayaa sheegay inusan ka tagi doonin Inter.


Kooxda Shakhtar Oo Ku Guuleysatay UEFA Cup

Kooxda shakhtar ayaa ku guuleysatay Uefa Cup kadib markii ciyaartii finalka ay Werder Brema 2-1 ku dharbaaxday


Tartankii 15 May Oo Lagu Soo Gabagabeeyay London

Tartamo ciyaareed oo lagu maamuusayay 15ka may ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee carriga Ingiriiska.


Eng Bana Oo Loo Magacaabay Xoghayaha XSKK

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha XSKK oo nuqul ka mid ahi soo gaaray shabakaddan ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay xoghayaha XSK Kolayga Eng. Baana Cabdalla Cali.


IOC Oo Abaalmarin Siiyay Cabdi Qeybdiid

Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo halkaasi abaalmarin lagu siiyay Qeybdiid.


Xilal Loo Cusboneysiiyay Mas'uuliyiin & Tababarayaal

Xiriirka Kubadda koleyga Soomaaliyeed ayaa soo saaray wareegto dib xilalkooda loogu cusbooneysiinayo mas`uuliyiin iyo tababarayaal hore loo magacaabay .


F. Oday Oo Loo Magacaabay Ku Xigeenka Kaaliyaha

Mudane Faarax Jaamac Nuur (Faarax Oday) ayaa loo magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud ee XSKK


Buula-burte Oo Bursatay Beledweyne

Degmada Buula-burte ayaa ka badisay Beledweyne iyadoo halkaasi lagu bursaday wankeedina lagu qashay


Perez Oo Sheegay Inuu Ku Soo Laaban Doono Real

Guddoomiyihii hore ee kooxda Real Madrid Perez ayaa sheegay inuu soo laaban doono Real isagoo weliba keeni doono CristianoRonaldo, Kakà, iyo Ribery


Inter Oo Hanatay Horyaalkeedi 17aad

Iyadoo ay weli ka harsan yihiin labo kullan ayaa Inter la hooyatay horyaalka Talyaaniga "Serie A" sannadkii 4aad oo isdaba joog ah


Barcelona Oo Markii 19aad Noqotay Horyaalka Spain

Kooxda Barcellona ayaa markii 19aad ku guuleystay horyaalka Spain iyagoo haddana raba iney ku darsadaan Champions League


Man. United Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Ingriiska

Manchester united ayaa ku guuleysatay horyaalka Ingriiska markii seddaxaad ee isku xigta taasi oo ka dhigay horyaalkeedi 18aad


Marathon Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Waxaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan orada (Marathon) ee degmooyinka gobalka Banaadir.


Warbixin Ku Saabsan Ciyaarihii Qurbajooga Ee Jabuti

Shiikha ayaa warbixn guud ka bixiyay booqashadii ay kooxda k/cagta iyo kolleyga qurbajooga ku tageen waddanka Jabuti


Magan Oo Ka Qeybgalay Tartan Lagu Qabtay Slovenia

Magan ayaa ka qeybgalay tartan kubadda Miiska ee ka dhacay dalka Slovenia isagoo ku ciyaaray magaca dalka Netherlans


Shirkii Nabadda Ee Sportiga Ee Switzerland

Wasiirka Sportiga ayaa ka qeybgalaya shikra Nabada iyo Sportiga oo lagu wado inuu ka dhaco xaruunta Olampikada Aduunka.


Van Gaal Oo Heshiis La Galay Bayern Munich

Van Gaal oo 57 jir ah ayaa heshiis la galay kooxda Bayern Munich iyadoo xilkaasi hore looga qaaday Juergen Klinsmann.


Tartanka Jaaliyadaha Qatar Oo Si Xiiso Leh U Socda

Somalida ku nool Qatar ayaa wacdarro ka muujisay tartan sannadeedka K/cagte ee Jaaliyadaha ku nool halkaasi.


Cadaay Oo Loo Magacaabay Xulka Norway

Abdisalam Caddaay oo 18 jir ay ayaa nasiib u yeeshay in loo macaabo xulka qaranka dalka Norway.


Berlusconi Oo Eed Dusha Ka Saaray Ancelotti

Milkiilaha Kooxda AC Milan ayaa sheegay in tababare Ancelotti uu ka faa'iideysan kari waayey xiddigaha tirada badan ee kooxdan


Todobaadkan Iyo Ciyaaraha Yurub

Milan Iyo Juve oo 1-1 isla dhaafi waayey. Villareal oo hakisay Barcelona iyo Chelsea oo ku ciil baxday Arsenal


Juventus Oo Heshiis La Gashay Diego

Kooxda Juve ayaa heshiis la gashay ciyaartooyag reer Brazil Diego isagoo ka soo wareegay kooxda Werder Bremen


Garsoore Ovrebo Oo Dil Loogu Hanjabay

Garsoorihii dhex dhexaadiyay ciyaarta Chelsea iyo Barcelona ayaa fariin hanjabaad dil ah loo soo mariyay qadka Internetka


Beledweyen Oo Lagu Qaban Doono Koobka Wanka

Waxaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan lagu qaban doono koobkii Nabadda, ee la magac baxya Wanka Cup.


Socadaalkii Wasiirka Sportiga Ee Nairobi

Wasiirka Sportiga Mudane Suleeyman Colaad Rooble ayaa dhawaanahan socdaal ku joogay magaalada Nairobi


Barcelona Oo Daaqadda Ka Tuurtay Chelsea

Barcelona ayaa ciyaarta finalka ee Champions League la yeelan doonta Man.United kadib markii ay iska soo reebtay Chelsea


Xiddigihi Shalay Oo Deeq U Fidiyay Xiddigaha Maanta

Qaar ka mid ah xiddighii hore ee Gabdhaha kubadda kolleyga ayaa deeq lacag gaarsiisya kooxaha ka jira Muqdisho.


Xaflad Taageero Ah Oo Lagu Qabtay Swedan

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayay guddoomiyaha guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Aadan Xaaji Yabaroow ”Wiish" ayaa lagu qabtay waddanka Swedan


Manchester United Oo Ku Dulsocotay Arsenal

Kooxda Man. Untied ayaa 3-1 ku dubatay Arsenal sidaana u soo gudubtay ciyaarta Finalka ee Champions League


A. Nur Oo ka warbixiyay kulankii Wasiirka Sportiga

Gudoomiye ku xigeenka xiriirka k/cagta Ahmed Nur C/dulle ayaa ka warbixiyay kulankii qadada ahaa ee ay isaga Gen Bashiir goobe la qaateen dhawaan wasiirka sports dowlada Somalia


Islii Oo Lagu Qabtay Koobkii Maalinta Shaqaalaha

Ciyaar K/cagta oo lagu maamuusayay maalinta shaqaalaha aduunka oo ay qaban qaabiyeen UDHIS ayaa lagu qabtay Islii


Beckham Oo Ka Lacag Badan Messi & Ronaldinho

Beckham ayaa sannadkii qaata 32.4 milyan euro, Messi 28.6, Ronaldinho 19.6, Cristiano Ronaldo 18.3. Cannavaro ayaa isagana 11.5 ku hogaaminaya ciyaartooyda Talyaaniga.


Barcelona Oo Dhulka Ku Jiiday Real Madrid

Kooxda Barcelona ayaa Real Madrid garoonkeed Bernabeu 6-2 beerka u gelisay sidaana ku sii kordhisay dhibcaha ay ka horeyso.


Inter Oo Soo Carfasaneysa Horyaalka Talyaaniga

Dhamaadka horyaalka Talyaaniga ee Serie A oo ay ka harsan yihiin 4 kullan oo keliya ayaa kooxda Inter ay weli hogaanka u heysaa iyadoo weliba maanta ay 2-0 kaga badisay Lazio.


Dunga Oo Sheegay Inuu Ka Maarmo Ronaldo

Madaxweyne Lula, Pele' iyo Romario ayaa tababare Dunga kula taliyay inuu Ronaldo ka mid noqdo ciyaartooyda xulka Brazil hase yeshee Dunga wuu ka biyo diiday arrintan.


Usain Bolt Oo Shil Baabuur Galay

Ninka ugu orodka dheer adduunka Usain Bolt & gabadh la socotay ayaa shil baabuur ku galay magaalada Kingston.


Wasiirka Sportiga Oo Qado Sharaf Ku Qabtay Nairobi

Wasiirka Sports Suleyman Colaad Rooble ayaa kulan qado ah wuxuu Hotel-ka 680 ee magaalada Nairobi kula yeeshay Bashir Goobe iyo Ahmed Nur Cabdulle


Somali Canadian Champions

Kooxda Somali Canadian ayaa ku guuleysatay koobkii kubadda kolleyga ee dhallinta ay da'dooda ka yar tahay 14 Jir


Qorituurka Kooxaha Ka Qeybgalaya SEUKI Cup 2009

Waxaa magaalada Stockholm lagu soo gabagabeeyey xafladii qorituurka cayaaraha xagaaga SEUKI 2009. London Stars oo iyadu heysta koobkan ayaa waxaa wareega kowaad ay fooda is dari doonaan Xiddigaha Rågsved Djerv & Bergen  


Wiish Iyo Duran Oo Qilaaf Kala Soo Dhexgalay

Guddoomiyaha GOS iyo ku xigeenkiisa Duran Farah ayaa qilaaf weyn kala soo dhexgalay iyagoo isku heesta ciddii madax looga dhigi lahaa xiriirka Feerka.


Gattuso Wuxuu Ku Hadlaa Luqad Isaga U Gaar Ah!

Beckham ayaa qirtay iney aad ugu adkaatay barashada luqadda Talyaaniga balse Ancelotti 6 bil kadib uu bartay 4 erey English ah. Halka Gattuso uu ku hadlo luqad isaga u gaar ah.


Walaalayaal Xag Xagasho Ma Xal Baa?

Macallim Bruno, Abukar Shiino, Farax Oday & Axmadey B. ayaa aad uga danqaday qilaafka kala soo dhexgalay bahweynta sportiga


Uuruka SSIFO Oo Ay Doonta La Sii Degeyso

Masuuliiyin iyo Xubno ku sugan UK ayaa isaga baxay ururka SSIFO iyadoo ay horena u qaadaceen SYDOM


M.United & Real Madrid Oo Raadinaya Benzema

Sida laga soo xigtay wargeeska France Football kooxaha Man. United iyo Real Madrid ayaa u hanqal taagaya Benzema


Guddiga Xarunta Cilmi Baarista Sportiga

Waxaa magaalada Muqdisho loogu dhawaaqay guddi ay ku mideeysan yihiin ciyaartooydii hore. Dhanka dibadda dadkii la magacaabay waxaa kamid ah: Macallim Tuke, Mukhtar Cuti, Khaliif Riiko, Shiikha, Xaawo Taako, Axmadey B iyo qaar kale


Leicester City Oo Qaadatay Ciyaartooy Somali

Tartankii 1st Annual Supper cup tournament oo ay ku loolamayeen kooxo Somali ah ayaa kooxda Leicester City ay ka xulatay ciyaartooy aad u da' yar mustaqbalna ku leh ciyaarta k/cagta.


Columbus, Ohio Waa Kala Reebto !

Kooxda ruug-cadaaga Toronto ee u hogaaminayay Mukhtar Cuti ayaa mar kale Ohio kaga soo taqalusay kooxda Washington DC ee uu abaanduulaha u ahaa xiddigihii weynaa ee Khaliif Riiko


Darbo Weyne Oo Dagaal Ku Bilaabay Wiish

Muxudin Darbo Weyne ayaa u dhoofay Lusan ee ah xaruunta IOC si uu halkaasi uga sheego inuu isaga yahay guddomiyaha GOS.


Garsoore M. Farah Oo Ku Soo Laabtay Toronto

Mohamed Farah oo socdaal ku kala bixiyay Gambia, Jabuti iyo London ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Toronto.


Habar Fadhido Lagdan La Fududaa!!

Tababaraha xulka qaranka kubadda cagta Cabdi Faarax Geelle ayaa canaan kulul u soo jeediyay qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee dibadda ku nool.


Halkan Ka Daawo Horyaalka Talyaaniga "Seria A"

Horyaalka Talyaaniga ayaa weli kooxda Inter hogaamineyso. Halka Juve iyo Milan aad moodo iney quusteen.


Abramovitsj Oo Dib U Habeyn Ku Sameynaya Chelsea

Milkiilaha kooxda Chelsea Abramovitsj ayaa dib u habeyn ku sameynayaa kooxdan isgaoo ka bilaabaya heshiiskii Ancelotti.


Ilaahayow I Kici Oo Ha I Kala Reebin!!

Ciyaartooydii hore ee heerka kowaad (Seria A) ee ku nool Toronto ayaa mar labaad shir isugu yimid. Iyadoo weliba si lama filaan ah uga soo qeybgalay Wasiirka Qurba joogta ee Dawladda Midnimo Qaran ee Somaaliya Jaalle Abdulahi Azhari


SYDOM Oo Kalsoonidii Kala Noqday Ururka SSIFO

Ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (USA), ayaa kalsoonidii kala noqday ururka SSIFO (Somali Sports International Friendship Organization), oo ay ku midaysnaayeen ururada Europe, iyo North Amerika.


New Generation Oo Deeq U Fidiyay Kooxda Midnimo

Guddoomiyaha Ururka Dhalinta Cusub ee Soomaaliyeed (Somali New Generation) Cabdi Qani C/llaahi Cabdi (C/qani Jeenyo) ayaa qalab sport ugu deeqday Kooxda Gabdhaha K/ Kolayga Midnimo


Real Madrid Oo Raadineysa Cesc Fabregas

Ciyaartooya kooxda Areanl Fabregas ayaa sheegay in isaga iyo guddoomiyaha Real Madrid ay telefoon ku wada hadleen


Patto: Waxaan Jeclahay Ciyaarta Baracellona

Wareysi uu Pato siiyay Gazzetta dello Sporto ayuu ku sheegay in Champions League ay ku guuleysan doonaa Barcellona ama Man.United midkooda.


Amin Amir Oo Loo Magacaabay Geesiga Sannadka

Amin Amir ayaa loo magacaabay geesiga sannadka 2008 isagoo abaal marrintaa ku muteestay sida geesinimada leh ee uu siyaasadda kaga hadlo sawiradiisa (Cartoon) .


Qorshe Xumo Iyo Faragelin Ayaa Dilay Xulka Qaranka

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa faragelin xad dhaaf ah iyo qorshe xumo ku dilay xulka k/cagta Soomaaliyeed.


Somali Week Toronto 2008 Pictures

Halkan ka daawo sawiradii Somali Week Toronto 2008


Qalocow Oo Warqad U Soo Diray Bahweynta Sportiga

Xiddigihii hore ee kooxda Jeenyo iyo xulka qaranka ayaa warqad furan u soo diray dhamaan bahweynta sportiga


Maxaad Ka Taqaan Sharciyada FIFA

Akhristow isku day inaad ka jawaabto sua'alahan si aad u ogaato aqoontaadi sharciyada FIFA..


Ohio Cup Photos

Halkan ka daawo sawiradii Ohio Cup 2008


Jawaabta Su'aalihii Sharciyada FIFA

Halkan kala soco jawaabta su'aalihii sharciyada FIFA, iyo magacyadii dadkii ka soo jawaabay.


C/qadir Jamac Musse "Dhame"

Dhame wuxuu ka mid ahaa ciyaartooydii kooxda Waxool, Munishiibiyo iyo xulka qaranka kubadda kolleyga (Basketball)


Somali Champions League Pictures

Pictures from Somali Champions League Toronto 2007


Goolhaye George (Shanta Ma Shiixde)

Maxaad ka xusuusataa Shanta ma Shiixde:
George, Diini, Abayle, Cali Sheekh, Jamaal, iyo Abuukar Weyne. Aan ku hormarno Xassan Sh. Awees oo ku magac dheer George.


Sannadku markuu ahaa 1948 ayaa Sarkaal Ingriis ahaa, aas-aasay kooxda kubadda cagta ee PWD(Public Works Dept), oo markii dambe loo bixiyey Jeenyo (LLPP)


Sannadkii 1970kii ayaa kooxaha Bakool iyo Dirir isu tagay. Halkaana waxaa lagu aas'asay kooxdii caanka ahayd ee Horseed. Cayaartooydii lagu aas'aasay kooxdan waxaa ka mid ah: Saciid Ducaale, Scott,Ibrahim Sudani, Ismaciil Garile, Jeylaani Khaliif, Coonka, Xuuti, kabey, Xassan Bani, Cusmaney, Caamir, Cabdallini, Axmed Yare, Saleymaan Qambi, Saciid Ismaciil, Killer, Khalifani, Saciid Sunkar iyo Cabdi kuus


Safiya Axmed Cumar oo ku magac dheer Safiya Caddey waxa ay ka mi ahayd kooxda kubadda kolleyga ee Muqdisho iyo xulka qaranka Soomaaliyeed.

 

 


 

 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line